11/1/2024
BAIDOA JINAAY
BAIDOA JINAAY Waa magaalo aad u qurux badan
waa magalo ku taala gob aad u wanaagsan
Waana
casimada ku wel garka ah konfur kalbeed Somalia .baidoa waxay ku kuban tahay
xafado fararo badan.Baidoa janaay waxay ledahay gob aad uqurux bada oo lagu
yaqano geyiga Somalia aad logu yaqaano. Baidoa Waa magaalo dalxiiska u wanagsan
waxa la dhihi karaa magaladii dalxiska .
GOB Tan waa ishii Baidoa jinaay waa gob aad u
qurux aay dad Baidoa u soo dalxiis tagaan malmaha fasax ay aystaa gob u quruxda
badan wakhtigooda u qataa waxay dhacdaa dhex bartan ka magalada .biyaha isha
Baidoa janaay waa biyo ku manaan sano ay iska socda waana biyo allah ku
maneystey reer Baidoa janaay .waxay shaqeyneysaa isha mudo kuma nan sano ah ayey
rer Baidoa ka faideysaneyaa waana wax allah logu mahad celiyo alx. Talo guud in
gobaha tariikhda weyn ku leh gedanada Somalia
in tariikhahoda la qoro waa ay wanagsantahy .
Gob tan magaced waa gerbada Baidoa janaay
waana gob biyo soo dhac ah ama waxa lo waqano [ watarfalll] gob tani waxay
dhacdaa xafad ka mid ah xafada Baidoa
waana xafarad la dhaho isha gerbada saran tahay
madax toyadiii hore ee Somalia .
gerbada gob kale ay tariikh ku leh deganada Somalia .bulshada waxay u imadan
gobtan uqurux da badan sidiii ugu
raxeysan lahayeen gobtan.ku kalena waxa ay dabashan biyaha . gerbada waa mel ku
nagsan dalxiiska waayo waxa ku hareereysan berero faro dadan waa mel aad jowiga
ku saxan kartid haddad ku soo dasho buuqa magalada . Talo guud in gobaha
tariikhda weyn ku leh gedanada Somalia
in tariikhahoda la qoro waa ay wanagsantahy .
waxa jira gobo kale oo qurux badan lkn in aan gobo haan kaiya idin la waadaago
BALAD KII RAXADA BAIDOA JINAAYđź’–









No comments:
Post a Comment