Wednesday, July 10, 2024

.Haddal ladii sameynta igu yesheen ee ku dhawajiyey wasir muxdin .

                 10 /7/2024                                               


1. = ibna adamku inta ku muqato ma ahee waa qalbigiisa waxa ku jira. 


2= Ninna hormar kuma garo helib walalkisa, walalkaga oo aad disho waa kuu walaal la aan kuma aha geesinimo. 


3= Qof ka inuu wax akhriya ma ahan sun ee waa wajib / it’s a most 


4= Wax aan adi dan ku ahee umadana dan u aheen,akhiradada danbe aan ku cafaceyn ciddii donta hawadee iskaga fogow . 


5= Dharar kasto oo allah ku siiyo waa dharar illah ku siyey hadiyad iyo sadaqo waana nimca aan cid kale lasii nin / you have to try to do something.


 6= Haddeynan dhamantena mid ahen / we are always poor. Qalbi wadajir ah inta la inaga heleyo waxa ku jiri donaa sidda hadda nahay somaliyyy.


 7= abwaan shube alla yacizak wuxu yidhi .Halqudha markey tahay ayey umadi horumar gadhaa, .marhadu hiyigu qeybsanyahay waa hungo ujoog. 


8= Malinta aan qalbiga ku midowno aynu mid noqono aynu walaalkena guushisa ku faraxano,waa Malintaas aa i nogu danbeyso saboolnimo.


 9= Saboolnimo waxa lagaga baxa dhidid kaga sedaada oo leylata sado ku gartaa, Sharaf iyo mudnan waxa ku ledahay waxa aad tabcato. 


10= Umada somaliyed waxey isku howshaa waxano ayada dan u ahen kan aa rer jilib ah kan rer qorac ah ma cida baa made in chine ah waa mey, cid walba illah baa sameyey. 


11= Haddii aan wax aqrinin umad wax uma shegi kartid,umadna ma hogamin kartid. 


12= Shaqada aad qabaneyso barbilwgeda ilaa bar dhmaad keda halka uu yahay waa inaad aqonteda iyo xirfadedi iyo rabtankedi waa inaad yelataa. 


13= Xolaha keliya loma sahmiyo haddalka xittaa waa lo sahmiyaa, abwaan timacade wuxu yidhi , markan sahmiya baa halkii sar mariyaa. 


14= Qof wax dhegeysta oo wax hobsada oo aan go aan iyo talada la deg degin waa inaad noqotaa. 


15= khalad wuu dhacaya wax walba wey nala so kulmayan waa in ay dub dub ku liqnaa daxalka labtena Xumanta iyo waxa labtena inago jira waa inay umada iskaga cafinaa oo aaney coqdad isuhaayn. 


16= waa ineyno iska jirnaa in oo qofku isaga iska guuleysto, Anigo dadka ila yaabi . haddan sidaas taayelo, qof Nasib leh ma ihi, dadka waan ka hoseyaa cidna cidkama hoseyso ibna adantino cid walba wey simantahay.


 17= Waxa iga dar daran ah kheyrkeno dayaxa ayuu fuley inago ged ful xitta iskuma aan deyin haddano somali nahay hormar ku waxa u ku yimaada qalbi wanagsan haddii qalbi wanagsan inago jirin if iyo akhiro middana ku libani meyno. 


18= waa in ayno noqonaa shakhsi wax ka bartaa gedi socodka waa inad isticmashaa ,the word WE ,waa in qofka mazulka adegsadaa inaga . 


19= waa in ayno noqonaa shakhsi utagan aragtida oo qabo, waa in ayno noqonaa shakhsi aamin ah,waa in anyno noqonaa shakhsi masuliyada loo ikmada si facan u gudan kara, waa in ayno moqonaa shakhsi howsha uu bilabo dhameystiri kara, waa in ayno noqonaa shakhsi hormud ah oo hal abur leh oo wax akhriya, waa in ayno noqonaa shakhsi xaqdhor leh umadana waa in aad isku wadaa, waa inayno noqonaa shekhsi aragti dher leh dhitada in laga bixi karo lkn muddo qadaneyso,waa in ayno noqonaa shakhsi diyaar u ah aqoon kororsi talo wadaag waa inaad yelataa. 


20= ibna adamka maxa la raciyey diiniyan inaad naftada jahanamo ka badbadiso aa lagu raciyey. 


21= ficil ahan taad ku dhaqmeysid iyo qowl ahaan taad ku hadleysid is ahaaw dee. 


22= Markad cid farta ku fiqeyso ledahay hebel ama hebleyo dhibaad qabtaa farta xabada xagey ujeeda moyee seddexda kale halkey u jedaan waa inaan anuu gudahayga dib ugu noqdo intaano dhaliil cid kale ledahay aanan shegin waa inan anigu nadiif ahaada 


23= u firsada, qofba qofka ka waxtar yer yahay ayuu ka mixnad badan yahay, qofba qofku ku waxtar yer yahay ayuu ku macan gagsan , qofba qofkuu waxqabad wanagsan yahay ayuu ku dabeecad wanagsan yahay , qofba qofkuu ka holkarsan yahay ayuu ka aqlaqsan yahay. Xittaa haddii anan heshiis ku ahan xaqiiqda waa taas. 


24=waxa la yirahdaa guuldarado cid kulama lahan lkn guushada cid walba wey kula ledahay . 


25=Dhalin yerada si gooni ula hadlayaa Don’t sleep after your fist victory. Gushada kowad ka bacdi ha sexanin waayo guul labad ayaa laga rabaa. Haddii kale waxa dhihi dontaa tii horeyba Nasib bay ahed 


26= waxa Sharaf ama cisi iyo karama ledahay ibna aadam intaan gacantiisa u bahney.


 27=Masuliyado kama soo hadho go aanka, dumaal nin horay kuma dhalo, gadhaan wallkeyga baa ka dhintey taban mayo, kow natiijada waa ilma la aan laba ayadiiba ka cay nin kii dhintey baa nin raged ahay doqonkan Nasib bu igu darey, labo ubshan ayad ayad haystaa, inaad isqabisid ama inaad fasahadit, masuul haddat tahay go aan kama soo hadho.


 28=waa ineyno noqonaa dad wax qabsado oo aaney isxasdin. 29=Gacan ibna aadam in aan baran ‘khaliqo samawad wal ardha gacmaha aan hoos dhiqo’ cidna ha hoosdhigan cidna ha sogin ‘nafteyda seen u mareyaa’ taas ay inoo ahaato mowlif ah iney inago wax qabsano. 


 30= Aduunyado sedaada ley yeta sado ku gartaa, Sharaf iyo muddnan waxa ku ah middig tadda waxa aad ku xogsato oo aad wax ku qabsato dhiditkaga wax ku kensato ayaa Sharaf cizi iyo mudnan kugu jirto.




                 BY HazzaN updi joseph 

No comments:

Post a Comment