10/1/2024
Kurto waxay ku talaa gobolka Bookol gar ahana waxay dhow dahay Degmada wejid. kurto waxa hoos yimaada tuloyin aad u fara badan.kurto waxay kamid tahay degmooyin aan ka helin dowlada Somalia dayac tir dhamaystiran .kurto waxay wajid ujirta 30 km Baidoa waxay ujirtaa ilaa 60 km.
Waa wagalo magac weyn ku leh deganada
Somalia gar ahan kunfurta Somalia .
Bulshada dega magaladas waxa
udhameystiran wax ay ku Nolan lahayeen waana magalo diined waxana ka
dereemeysaa dadka dego gobtas quruxda badan loogu magac darey macalin . bulshada
ku nol waa dad so dhoweyta ku wanagsan waxana nola so dhoweyey si aad uqurux
dadan waxan halkas ku bartey dad gob ah in ay degeyn yihiin kurto.
Magalo ahana waa magalo aad uqurux
dabadan una dhaweys tiran shirkadoyin Somalia ugu waa weyn ee kala ah hormuud iyo
somtel oo ay ka shaqeyaan dhalin yero somaliyed waxa kaloo udhameys tiran
adeegada cafimada oo joogo dhakhatir waa weyn oo ay bulshada shaqadooda oo ay uhayaa shacab ka
halkas ku nol.waxa si daran ku soconeyaa ganacsiga waxana ku yaala gobo ganacsi
ee aad u balaran oo shacaka usoo adeyaa in ay ka dukaa meystaa suqas weyn kali
waxa ay dowlada looga bahay yahay ama shacab ka u dhashey in ay degan kooda ay
dhistaan. Waa magalo gacsiga ku wanagsan ayan is dhihikaraa bulshada ku nol
kurto
Kurto waxa ku yala dhismoyin waa wey
ee an helin dayac tir fiican waxana dad ka degan ay ii shegana in dhismoo
yinkan la dhisey xilligii dowladii kacanka ee uu hogaminayey general siyad
barre
A.U.N xilligaa ka dib ma ayana helin
in dhismoyin cid qof ubareera aan lahelin dhismoyin kas waxa kamid ahayeen
iskoolo waa weyn oo lagu yiman jirey degmoyinka wejid ilaa dad ii shegen in
safar loo imaan jirey Baidoa. waxa kalo jiraa dhismoyin ay ahan isbitaalo waa
weyn lakin aan hadda shaqeyn neynin oo ubahan in la dacay tiro keliya iyo
holgalin ubahay.waxa kaloo ka shaqeya magalada korontada waxa yaala motoro waa
weyn waxa kaloo ku yaala celal iyo warooyin waa weyn in kurto aan idin qeexo waxa
ugu filan in ay dad ka nool kurto ugu nol yihiin sidaa casimadaha Somalia
AAN KU DALXIISNO KURTO JINAAYđź’–

go ahead
ReplyDelete