Saturday, January 27, 2024

Sanadka ka cusub waxa yabihii ugu weynaa e dhacey



  •                                                                                                                       1/4/2024
  • 1bisha janaay malin isniin ah ayaa waxa laga war heley heshiis la yabley oo ay wadda galeen muuse biixi iyo abii ahmed wana heshii  mel ku dhac o ah qaranimadii Somalia waana heshiis sumcadii Somalia meel lugu dhacay oo ay itoobiyanku ku dhaqaaqey  waa sumcadtii ugu hooseysey ee oo ku dhaqaa shaqsi somaliyed wana tariikh mugdi ah oo na diban gashasn muuse bixi abdi .

      Heshiisku waa in itoobia lagu wereejiyo badda cas qebta zeylac .haddii si ay itoobiaku sida  uqor sheyneyso udhaco waxa iman doona in malin in lawaayo qariiradii Somalia haddi aan damaca itoobiaka aan lagu hor imaan damaceda guracan ee abii ahmed

     Qorsha abii waa uu  ka weyn yahay san fikradeyda ku qiyaasayo labo sano io toban sano heshiika hadda ay wadda gareen abii ahmed iyo muuse bixe waxa qoran ilaa nus qarni markasna wey adkan doonta in shakhsi Somalia ah ku dhirada in oo dhaho baddii Somalia abii maxa u uku fakeyaa sidii carurtisa  aan badda u heli lahaayen muuse adi maxa ku didey in  aad ku fanato caruurtada baddoda u ilaaliso muusow cimri tagey ceb haku sogotin

       Reer ka gobtas dego zaylac waa xaruntii diinta  ee Yan muuse xabshi idin ka siin kuwa manta dulmiga ugu weyn ku dhici doonana waa idinka waana kuwa bari caruurtoda u shaqeen doona xabashi. marka wixii abowyashina usoo dhinten yaan cid kale gacanta login marka muuse idin manaxayo waba lo jedaa ilashada degan kiina waliginana waxad k nololan dontan nasabnimo oo aad dhulkina uga Nolan doontan waa haddi aad iska diidan haddalada socda malmaha dhulkiina idinka leh marti haku noqon

    BY HASSAN UPDI JOSEPH


No comments:

Post a Comment