Saturday, January 27, 2024

Sanadka ka cusub waxa yabihii ugu weynaa e dhacey



  •                                                                                                                       1/4/2024
  • 1bisha janaay malin isniin ah ayaa waxa laga war heley heshiis la yabley oo ay wadda galeen muuse biixi iyo abii ahmed wana heshii  mel ku dhac o ah qaranimadii Somalia waana heshiis sumcadii Somalia meel lugu dhacay oo ay itoobiyanku ku dhaqaaqey  waa sumcadtii ugu hooseysey ee oo ku dhaqaa shaqsi somaliyed wana tariikh mugdi ah oo na diban gashasn muuse bixi abdi .

      Heshiisku waa in itoobia lagu wereejiyo badda cas qebta zeylac .haddii si ay itoobiaku sida  uqor sheyneyso udhaco waxa iman doona in malin in lawaayo qariiradii Somalia haddi aan damaca itoobiaka aan lagu hor imaan damaceda guracan ee abii ahmed

     Qorsha abii waa uu  ka weyn yahay san fikradeyda ku qiyaasayo labo sano io toban sano heshiika hadda ay wadda gareen abii ahmed iyo muuse bixe waxa qoran ilaa nus qarni markasna wey adkan doonta in shakhsi Somalia ah ku dhirada in oo dhaho baddii Somalia abii maxa u uku fakeyaa sidii carurtisa  aan badda u heli lahaayen muuse adi maxa ku didey in  aad ku fanato caruurtada baddoda u ilaaliso muusow cimri tagey ceb haku sogotin

       Reer ka gobtas dego zaylac waa xaruntii diinta  ee Yan muuse xabshi idin ka siin kuwa manta dulmiga ugu weyn ku dhici doonana waa idinka waana kuwa bari caruurtoda u shaqeen doona xabashi. marka wixii abowyashina usoo dhinten yaan cid kale gacanta login marka muuse idin manaxayo waba lo jedaa ilashada degan kiina waliginana waxad k nololan dontan nasabnimo oo aad dhulkina uga Nolan doontan waa haddi aad iska diidan haddalada socda malmaha dhulkiina idinka leh marti haku noqon

    BY HASSAN UPDI JOSEPH


Thursday, January 11, 2024

Boqasho Aan ku Tagay Degmo Tariikh Weyn Ku Leh Degamada Somalia Waana [ KURTO JINAAY]


 10/1/2024

Kurto waxay ku talaa gobolka Bookol  gar ahana waxay dhow dahay Degmada wejid. kurto waxa hoos yimaada tuloyin aad u fara badan.kurto waxay kamid tahay degmooyin aan ka helin dowlada Somalia dayac tir dhamaystiran .kurto waxay wajid ujirta 30 km Baidoa waxay ujirtaa ilaa 60 km.

Waa wagalo magac weyn ku leh deganada Somalia gar ahan kunfurta Somalia .

 

Bulshada dega magaladas waxa udhameystiran wax ay ku Nolan lahayeen waana magalo diined waxana ka dereemeysaa dadka dego gobtas quruxda badan loogu magac darey macalin . bulshada ku nol waa dad so dhoweyta ku wanagsan waxana nola so dhoweyey si aad uqurux dadan waxan halkas ku bartey dad gob ah in ay degeyn yihiin kurto.

 

Magalo ahana waa magalo aad uqurux dabadan una dhaweys tiran shirkadoyin Somalia ugu waa weyn ee kala ah hormuud iyo somtel oo ay ka shaqeyaan dhalin yero somaliyed waxa kaloo udhameys tiran adeegada cafimada oo joogo dhakhatir waa weyn oo ay  bulshada shaqadooda oo ay uhayaa shacab ka halkas ku nol.waxa si daran ku soconeyaa ganacsiga waxana ku yaala gobo ganacsi ee aad u balaran oo shacaka usoo adeyaa in ay ka dukaa meystaa suqas weyn kali waxa ay dowlada looga bahay yahay ama shacab ka u dhashey in ay degan kooda ay dhistaan. Waa magalo gacsiga ku wanagsan ayan is dhihikaraa bulshada ku nol kurto

 

Kurto waxa ku yala dhismoyin waa wey ee an helin dayac tir fiican waxana dad ka degan ay ii shegana in dhismoo yinkan la dhisey xilligii dowladii kacanka ee uu hogaminayey general siyad barre

A.U.N xilligaa ka dib ma ayana helin in dhismoyin cid qof ubareera aan lahelin dhismoyin kas waxa kamid ahayeen iskoolo waa weyn oo lagu yiman jirey degmoyinka wejid ilaa dad ii shegen in safar loo imaan jirey Baidoa. waxa kalo jiraa dhismoyin ay ahan isbitaalo waa weyn lakin aan hadda shaqeyn neynin oo ubahan in la dacay tiro keliya iyo holgalin ubahay.waxa kaloo ka shaqeya magalada korontada waxa yaala motoro waa weyn waxa kaloo ku yaala celal iyo warooyin waa weyn in kurto aan idin qeexo waxa ugu filan in ay dad ka nool kurto ugu nol yihiin sidaa casimadaha Somalia

 

  AAN KU DALXIISNO KURTO JINAAYđź’–